Meydka nin ka lusha baalle Koronto oo saaka lagu arkay duleedka Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan degaanka Siinka dheer waxaa saaka waabirigii hore lagu arkay halkaas maydka nin dhalinayro oo ka lusha mid ka mid baaleyaasha korontada degaankaasi oo ay leedahay shirkadda korontada BECO. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in aysan garaneyn ninkan oo sida la … Continue reading Meydka nin ka lusha baalle Koronto oo saaka lagu arkay duleedka Muqdisho